HomeWorldSidee buu shaqeeyaa Oruc Reis oo dhawaan Soomaaliya ka bilaabi doona sahanka...

Sidee buu shaqeeyaa Oruc Reis oo dhawaan Soomaaliya ka bilaabi doona sahanka shidaalka? – BBC News Somali

Date:

Related stories

Romania picks Turkish armored vehicles in $940 million deal

WARSAW, Poland — Romania has selected the Turkish Cobra...

This week’s hottest travel deals

Explore the latest Hot Deals content for more travel...

Turkey stocks lower at close of trade; BIST 100 down 0.85% By Investing.com

Investing.com – Turkey stocks were lower after the close...

New York City’s ‘Radioactive’ Mayor Swaps Swagger for Stupor

(Bloomberg) -- The mayor is facing criminal charges, his...
spot_imgspot_img

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Markabkaan ayaa la sameeyay sanadkii 2017 waxa uuna qeyb ka qaatay sahminta Juquraafiga badaha

Markabkaan lagu magacaabo Oruc Reis, ayaa dhismihiisa daaha laga furay sanadkii 2017, waxaa lagu naqshadeeyay oo lagu dhisay dalka Turkiga, ujeedka loo sameeyay ayaana ahaa sahminta juquraafiga badaha iyo naqshada oo loo yaqaan ‘oceanographic’ kaas oo muhiim u ah dadaallada sahminta badda ee Türkiye.

Oruç Reis ayuu dhererkiisu yahay 87-mitir oo dherer ah una dhiganta 285-fiit , halka ballaciisu yahay 23-mitir oo u dhiganta 75-fiit, waxa uuna kor u dhisanyahay 34-mitir oo u dhiganta 111-fiit.

Sidoo kale waxa uu leeyahay afar matoor oo nafto ah kuwaas oo kiiloowaatkoodu yahay 2,520-KW, waxa uuna awood u leeyahay sahminta seismic ee 2-D iyo 3-D, oo lagu sameeyo saliidaha iyo gaaska badda hoostiisa ku jira.

Markabkaan ayaa awood u leh ku jirista badda muddo dheer, qaadista qalabka loogu talagalay sahminta laga sameynayo gudaha biyaha, waxaa kale oo uu leeyahay qeyb barxad ah oo ay ku soo dagi karaan diyaaradaha la shaqeynaya inta uu howlaha sahminta ku jiro.

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

spot_img